Madaxweyne Al Bashiir oo si adag uga hor yimid Baaqyo loo jeediyay

Madaxweynaha Sudan ayaa ku gacan seeray baaqyo soo kordhaya oo looga dalbanayo inuu is-casilo, waxaana uu sheegay inuu diyaar u yahay oo kaliya inuu xukunka ku wareejiyo hab doorasho. Hadallada Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa yimid kadib saddex toddobaad oo dalka Sudan ay ka socdeen dibadbaxyo loogu dalbanayo inuu kursiga ka dego. Al-Bashiir oo kumanaan taageeryaashiisa … Continue reading Madaxweyne Al Bashiir oo si adag uga hor yimid Baaqyo loo jeediyay